Mal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Saxaro jilicsan oo dhasha yaryar oo caano ku noolka ahi dhigaan. 2. Cudur kala goysyada ku dhaca oo kuuduudiya. 3. Cudur dhasha geela ku dhaca oo kuduudiya.

Mal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Dhal yar oo caana ku nool ahi mal dhigid.

Malama*

Goormee


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Malama*

micnaha tuugsade asaa tuugsade ee ha tuugsanin


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macmal*

Wax uu sameeyey ama soo saaray bini'aadamka halkii ay ku dhici lahaayeen si dabiici ah, gaar ahaan sida nuqul ka mid ah shay dabiici ah.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mal

oddoros | baabasiir | oddoros | baabillooma | daaf | faal | gaaggur | idaad | laaktays | laamalloodshe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg