Daaf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fo, m.l)

Doc; dinac; hareer. doc, dinac, hareer

Daaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xanuun indhaha ku dhaca; bakooro. bakooro

Daaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Halamacoodka xuubka isha iyo baalasha kaasoo gaduuta oo barara soona daaya biyo ama malax.

Daaf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Daaf ku dhicid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daaf

raacdarreeb | daafac | daafac | daafacaad | daafad | daafad-xagleed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg