Malaas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Salaaxidda dhoobo, shamiito, nuurad iwm ee derbi lagu sameeynayo la salaaxo.

Malaas

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhoobo gaar ah oo madaxa la marsado si ay tiinta u caseeyso; xaraar; tarro. 2. Tin aad u jilicsan.

Malaas

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Wax, wax kale sida dhoobo iwm si wanaagsan ugu dhoobid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malaas

baabillooma | xab | darro | fooc-lalmada | malaasan | malaasan | malaaseysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg