Maliil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld mariil 1. Qof tabartii ku dhamaatay jirro muddo haysay ama hayso awgeed. 2. ld maliilid.
Maliil
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)Maliil noqosho. ld mariil².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maliil ↴
maliili | maliilid | maliilin | mariil | mariil | mariili | mariilid | mariilin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg