Manjasuuxsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Wax taagnaan ku daalay ahaansho (qof). 2. Naxdin awgeed wax manajaha ka tabardarreeyo ahaansho (qof). ld majasuuxsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga manjasuuxsan

majasuuxsan | manjasuuxsanaan | manjasuxsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg