Maquuri

Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Cid biyo hoos ugu riixid. ld makhuuri, mukhuuri, muquuri.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maquuri

makhuur | makhuuri | makhuurid | makhuurin | maquur | maquurid | maquurin | maquursan | mukhuur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg