markhaati
(m.l) (-iyo, m.dh)

1. Qofka fura dhacdo uu goobjoog ka ahaa. 2. Goobjoog. ld markhaanti, marqaati.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh markhaati ↴

bur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Weyso gadmid. 2. Dheri dhooba ah kala jabid. 3. Xeer jiray baabbi'id. 4. Markhaati beenoobid.

marag [m.l] (-gyo, m.l/dh; -gyaal, m.l/dh)
1. Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati. 2. Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.

maragmaddoonto [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
M. ah: dhacdo cad oo aan markhaati u baahnayn.

markhaanti [m.l]
ld markhaati.

markhaatifur [m.l]
1. Wax caddeeya dhacdo. 2. ld markhaatifurid.

markhaatifur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qof dhacdo uu goobjoog ka ahaa sheegid.

markhaatifurid [m.f.dh]
eeg markhaatifur². ld markhaatifur¹ (2).

marqaati [m.l]
ld markhaati.

raddi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Markhaati burin. 2. Cid dhaar lagu helay cid kale ku wareejin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg