Marooq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xarig, maro, iwm oo la maroojiyey meesha ay iskaga guntamaan. 2. Qallooc.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marooq ↴
farammarooqsad | farammarooqsasho | farammarooqsi | farammarooqso | geesmarooq | goodir | maroogsad | maroogsan | maroogsanaan | maroogsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg