Marti

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(marti, m.dh) Qof laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn.

Marti

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Dad laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn.

Marti

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

M./u m.: cid marti u noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marti

amarti | ardaaggal | ardaaggal | balashi | carraabi | deg | dego | dhowee | dhowow | golafariiso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg