Marxal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. ld marxalad (3). Fogaan maalin socod dhan. 2. Gar; daw; jid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marxal ↴
waagii macdanka | abeesaxambaar | afbarad | fariisin | gargaar-degdeg | gurguurad | kalagguur | marxalad | shahaado |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg