Fariisin

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg fariisi. ld fadhiisin¹.

Fariisin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Meel xoolo ama dad la dejiyey. 2. Hantida ugu horreysa ee macallin quraan laga siiyo arday markaas loo keenay. 3. Dhanka laga fariisto lo'da marka la lisayo. 4. Mingis-seeridda marxaladda labaad. ld fadhiisin².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fariisin

arrun | balli | biyafariisin | danqaaro | dhaal | fadhiisin | fadhiisin | hod |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg