Marxalad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Sida wax xaaladdii ku sugantahay. 2. Muddo dhawr waqti loo qeybiyey mid ka mid ah. 3. ld marxal (1).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marxalad

waagii macdanka | abeesaxambaar | afbarad | fariisin | gargaar-degdeg | gurguurad | kalagguur | marxal | shahaado |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg