Masharaaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fo, m.l)Tuubbo dheer oo macdan ama balaastig ah, guryaha dushooda ka soo dejisa biyaha roobka oo keenta dhulka si aan biyuhu guriga wax u yeelin; maracaad; manjarrar. ld masharafad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masharaaf ↴
majaraaf | manjarroor | masharafad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg