Masrax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo/masrax, m.dh)

1. Gole lagu bandhigo riwaayadaha, filimmada iwm. 2. (riw.) M. geeraar: m. jilayaashiisu ay u hadlayaan qaab maanso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masrax

tabeeye | daah | daawade | fannaan | fannaanad | goob | masrixiyad | muqaal-dambe | muuqaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg