Mataatixi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ka dhigid. 2. Maro aad u duugowday ka dhigid. 3. Miro aad u bislaaday ka dhigid. ld motootixi, mutuutixi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mataatixi ↴
mataatax | mataatixid | mataatixin | motootixi | motootixid | motootixin | mutuutax | mutuutixi | mutuutixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg