Mataatax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. M. ah: hilib karis ka batay awgiis aad u jilcay. 2. Maro duugnimo awgeed aad u jilicday. 3. Miro aad u bislaaday. 4. ld mataatixid. ld motootax¹, mutuutax¹.

Mataatax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(fiis.) Dhalan-rogga bu'kaahfale ihi iskeed ugu beddelanto bu'farcan ah taas oo ah ama aan ahayn kaahfale. Marka bixitaanka hal ama in ka badan oo saxarro ama footoono ah.

Mataatax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -tixi)

1. Hilib karis ka batay oo aad u jilcay noqosho.2. Maro aad u duugowday noqosho. 3. Miro aad u bislaaday noqosho. ld motootax², mutuutax².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mataatax

cimri-badheed | cimri-badh-kaahfaleed | mataatax-biita | mataataxsan | mataataxsanaan | mataataxsanaansho | mataatixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg