Meelmar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. M. ah: arrin, talo iwm oo aqligal ah. 2. ld meelmarid.
Meelmar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Arrin, talo iwm suurto gelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga meelmar ↴
go'aan | meelmari | meelmarid | meelmarin | meelmarsan | meelmarsanaan | meelmarsanaansho | toog |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg