Miidaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)Goob dadku isugu yimaado oo lagu qabto waxyaalo kala duwan.
Miidaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:Xasil. ld miidaamo (3).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miidaan ↴
afkuxaarre | miidaamo | miidaanday | miidaandayid | miidaansan | miidaansanaan | miidaansanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg