Miige

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)

1. Qori ama bir af dhuuban oo dhulbeereedka lagu mudmudo si abuurka loogu rido. 2. Kar bir ah oo khudraddo iwm lagu shiido. ld miigo¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miige

miigee | miigeyn | miigeysan | miigeysnaan | miigeysnaansho | miigo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg