Miil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

1. Labada madax oo markabka ama doonta midkood. 2. Hilibka la siiyo deriska marka la shiraysto. 3. Hilib dhinacyada geela laga gooyo. 4. ld mayl.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miil

gaafo | maajo | abriil | agoosto | barmiil | birmiil | cadaadis-siimow | febraayo | jil | kaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg