Miiq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

1. Liilan dun ah. 2. ld miiqid.

Miiq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

1. (c.nafl.) Dhisme kala jaadjaad ah oo duno oo kale ah oo laga helo jidhka xayawaanka, sida miiqyada muruqyada, miiqyada dareenwadka, ama miiqyo kollayiin. 2. (baay.) Unug dhireed dheeraaday oo gidaaradiisa ay adkaysay xabag ku dahaadhani.

Miiq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Suuf dun ka samayn. 2. Dun iwm caarad dhuuban u yeelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miiq

raan | xamiiq | xamiiqreeb | xamiiqreebid | akson | alji | birre | bul | bul | dareenwade |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg