Miirid
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg miir³. ld miir¹ (3), miiris.
Miirid
Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:(kiim.) Dariiqada saxarrada adkaha ah lagaga soocaayo hoorka iyadoo la adeegsanaayo walax daloolo leh. Shaybaarka waxaa badanaaba lagu isticmaalaa warqadda miirtada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miirid ↴
uusmiir | uusmiirid | dhoobammiir | dhoobammiirid | dhurruur | khamiirid | khamiirid | miidee | miir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg