Mil
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:Milme hoore lagu qasay natiijada ka soo baxda.
Mil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)Adke milme ah, sida sonkor, cusbo iwm hoore ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mil ↴
waa | saabbuun | caadinnimo | naatariyam-haydaroogsaydh | naatariyam-koloraydh | qaacido | qaado | saamile | saamiley | saafid-kolorimitrieed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg