Milaal
Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:Buuxinta wax muggooda laga buuxsho wax kale. ld milaalid.
Milaal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Wax mug leh, wax kale ka buuxin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga milaal ↴
milaalan | milaalan | milaalid | milaalmid | milaalnaan | milaalnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg