Milan caadi ah
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno ..., m.dh)(kiim.) Milanka ay ku jiraan culays hal garaam isudhigan halkii litir ee Milan ahba. Waxa lagu asteeyaa summadda N, sida O.2N, I.ON, iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga milan caadi ah ↴
asiidh-cabirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg