Miliq
Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:Balagga digirtu marka uu curdunka yahay.
Miliq
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lqay, -liqtay)Xarig si aan habaysnayn isku dhex gelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga miliq ↴
caloolaweyn | ilmiliqsi | miliqsan | miliqsanaan | miliqsanaansho | milqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg