Mindhicir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Xuub uurkujirta qaarkeed haya, siiba xiidanka yaryar, sida uu u badanyahay.

Mindhicir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

(c.nafl.) Qayb ka mid ah dheefmareenka oo ka hoosaysa caloosha. Shaqooyinkeeda ugu waaweynina waxa weeye dhammaystirka dheefshiidka cuntada caloosha ka timaada, nuugista milannada cuntada, nuugista biyaha iyo soo saaridda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mindhicir

caabuq | ubuc | laaktays | axal | galool | kirishowmirish | kolaytis | koolestarool | laba-iyo-tobanle | libays |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg