Axal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xilliyada dayrta mid ka ah oo u dhexeysa ximirka iyo xayska.

Axal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-llo, m.l)

Hoore adag oo is-haysta oo sida badan ka yimaadda mindhicirrada marka ay jirradaan ama xubnaha taranka waqtiga dhalmada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga axal

dabadhiig | daxal | daxalaysad | daxalaysasho | daxalaysi | daxalayso | dhaxal | dhaxal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg