Mino

Qaabnaxa: Magac Dheddig | Noun Feminine Isrogrogga:

Dareere layiig ah oo ka yimaada xubnaha taranta ee laboodka; shahwo. ld mani.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mino

biyabbax | mani | rimmaygacmeed | shahwo | xawo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg