Mirriq

Qaabnaxa: Magac Lab | Noun Masculine Isrogrogga:

Godol yar oo ku soo dhaca candhada neef hore loo maalay marka la salaaxo dharaq.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mirriq

mirriqsad | mirriqsasho | mirriqsi | mirriqso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg