Mootan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Wax dhintay ahaansho. 2. Qoor aan dheddigoodka u kacsanayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mootan

mootanaan | mootanaansho | xorshosh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg