Mu'min
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-niin, m.dh)(dii.) Qof awaamiirta Ilaahay siday ahayd u fuliya. ld muumin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mu'min ↴
mu'min | mu'minnimo | muumin | muuminnimo | weli |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg