Mufti

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyaal/-iyo, m.dh)

(dii.) Caalin weyn oo arrimaha diinta Islaamka laga wareysto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mufti

buuni | buxuur | fatwo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg