Mushaalli

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cunto jilicsan oo laga sameeyo badar iyo biyo laysku kariyey oo noqda hoore rib ah; shurbad. ld mishaari, mushaari.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mushaalli

mishaari | mishaariyee | mishaariyeyn | mushaalliyee | mushaalliyeyn | mushaari | mushaariyee | mushaariyeyn | shurbad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg