Muufo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Kimis ballaaran, wareegsan oo badarka laga sameeyo. 2. God ama dhismo kale oo aad u kulul oo wax lagu dubo ama lagu shiilo. ld moofo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muufo

kibis | moofo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg