Naafee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-feeyay, -faysay)1. Nafley naafo ka dhigid. 2. Xag dhaqaale, xoog iwm dhaawicid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naafee ↴
naaf | naafayn | qallal | welwel-dheeraad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg