Naajax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Miro bislaaday. 2. Qof la oggolaysiiyay inuu fuliyo arrin laga lahaa. 3. Qof dhaqaalo ahaan ladan.
Naajax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -jixi)1. Midho ama arrin wax bislaaday noqosho. 2. Hanti badan yeelasho. 3. Arrin raalli ka noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naajax ↴
naajaxsan | naajaxsanaan | naajaxsanaansho | naajixi | naajixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg