Naallo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Ladnaan xag dhaqaalo iyo caafimaad. 2. Yididdiilo wanaagsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naallo ↴
naallee | naalleyn | naalloo | naallood | farax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg