Naas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-so, m.l)1. Labada xubnood ee caanuhu galaan ee ku yaal laabta dumarka midkood. 2. Labada cad ee ka soo taagan laabta ragga midkood. 3. Cad dhuuban oo xayawaanka caanaha leh candhadooda ka soo laalaada. 4. Dhuun ka soo taagan weelasha wax lagu shubto qaarkood; Ib; gulgulo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naas ↴
ib | ibadaboole | ibagorayee | ibagujee | ibagujo | ibagurayo | ibajiiqo | ibajitow | ibamar | ibamar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg