Naawi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Qof, wax akhrin isaga oo aan rabid iyo fahmo u hayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naawi ↴
naawil | naawilid | naawin | naawis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg