Nab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld nabyo.

Nab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Cid fal ama hadal aanay samayn ama dhihin ku sheegid; masabidid. 2. Is n.: wax hurda iska dhigid. 3. Ku n.: wax meel ku dhejin. 4. Ciid, timo iwm dhejin. 5. ld naab³.

Inaba caadi ma aha*

aad ugu bogid. ka helid . la yaabid  Bandhigii Suldaan Seeraar inaba caadi ma ahayn xalay


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nab

naabid | og | waabi | waabo | jaa'ifee | haar | jaa'ifo | jaaw | kaahin-birlabdanabeed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg