Nabaaddiino

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Ku sugnaan xaalad aan waxyeello iyo colaad lahayn; nabad. 2. Duco dad kala tegayaa isku sagootiyaan; nabadgelyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nabaaddiino

nabaaddiinee | salaama |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg