Nacas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-so, ml, -syo/nacas, m.dh)Qof caqli yar; doqon; dabbaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nacas ↴
axmaq | bacaac | caallannimo | caanacaso | calako | dabbaal | dhabannacaso | dhows | faax | habila'aan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg