Noog

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dareenka la dareemo awood la'aan, hawl fara badanoo la qabtay iyo socod dheer oo la galay awgood.

Noog

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Hawl darteed tamar yarayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga noog

daal | daal | daali | daallan | in | mannooge | noogan | noogid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg