Daallan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cunno macmacaan oo jaadad badan ah oo cunnada weyn dabadeed la cuno. ld daalan.

Daallan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax noog hayo ahaansho. ld daalan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daallan

daalan | nafkureeb | tuuji |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg