Nuug
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. Caano naas ka jaqid. 2. Biyo, naafto iwm tuubbo ku dhuuqid iyada oo la adeegsanayo bishimaha iyo carrabka. 3. Hoore isbuunyo, cudbi iwm ku soo qaadid.
hooto-nuug*
Nirig ama awr yar oo aan hooyadii laga maalin ee caanaha oo dhani calooshiisa ku dhacaan. Hootanuug.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nuug ↴
oggol | edegkudhufaan | ibitiiliyam | qaar | abaydin | anuug | baal | badeecad | biyo-saar | boodhar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg