Oggol

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. O. ah: cid aan wax diiddanayn. 2. Neef irmaan oo ubad waliba nuugo; hebed.

Oggol

Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-laa, -layd)

1. Wax aan wax diiddanayn ahaansho. 2. Wax, wax kale ka hela ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oggol

haad | oggolaan | oggolaansho | oggolaysii | oggolaysiin | oggolow | raac | haah |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg