Nuunaas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hadal hoos loo yiraahdo oo qof ku muujinayo in aanu wax raalli ka ahayn; gunuunuc. 2. ld nuunaasid.

Nuunaas

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Wax aanu raalli ka ahayn dartii hadal hoos ugu dhihid (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nuunaas

dhuuryaan | nuunaasid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg