nuunaasid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg nuunaas². ld nuunaas¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nuunaasid

dhuuryaan
[Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)

Ku dh.: cid ku fawfawlayn ama ku nuunaasid (cayayaanka duula sida diqsiga iwm).

nuunaas
[m.l]

1. Hadal hoos loo yiraahdo oo qof ku muujinayo in aanu wax raalli ka ahayn; gunuunuc. 2. ld nuunaasid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg