Nuxuus

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

1. N. ah: xilli ay dadku sharaystaan. 2. N. ah: qof dhashay maalin la sharaysto. 3. N. ah: tabar yari nafley ka muuqata. ld naxuus¹, nuxus.

Nuxuus

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Wax daciif ah noqosho. ld naxuus².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nuxuus

naxuus | naxuus | naxuusi | naxuusid | naxuusin | nuxus | nuxuusi | nuxuusid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg